El sitio
admin - May 14, 2026 0
Portal digital de noticias de Somalia
En portada ahora EN VIVO
-
1
Rodri: “Barcelona Ma Dooneyso Inaan Ballon d’Or-ka Sannad Kaan Ku Guuleysto, Waxay Dooneysaa In…..”hace 2 días
Xiddiga khadka dhexe ee Barcelona, Rodri, ayaa sheegay in kooxdiisu aysan ku taageeri doonin ku guuleysiga Ballon d’Or 2026. Wareysi uu siiyay Mundo Deportivo,…
-
2
UEFA Oo Shaacisay Garoomada Lagu Qabanayo Finalada Champions League Iyo Europa Leaguehace 2 días
UEFA ayaa xaqiijisay garoomada lagu qaban doono finalada Champions League ee 2028 iyo 2029. Finalka Champions League ee xilli ciyaareedkan waxaa lagu ciyaari do…
-
3
“Way Ka Qoomameyn Doontaa Haddii Ay Fasaxdo”:- Manchester United Oo Loo Sheegay Inay Wax Walba Sameyso Si Ay U Sii Heysato Xiddiganhace 2 días
Michael Owen ayaa Manchester United ugu baaqay inay “wax walba sameeyso” si ay u sii haysato kabtanka kooxda, Bruno Fernandes, iyadoo wada-hadallada heshiiskiis…
-
4
Mikel Arteta Oo Digniin Adag U Diray Mid Kamid Ah Xiddigihiisa.hace 2 días
Tababaraha Arsenal, Mikel Arteta, ayaa sheegay in Max Dowman uu heli doono fursado ciyaareed xilli ciyaareedkan, balse uga digay in daqiiqadaha garoonka ay taha…
-
5
‘Rajo Kama Laha’ – Petit Oo Magacaabay Laba Kooxood Oo Waaweyn Oo Aan Ku Dhameysan Doonin Afarta Sare Ee Premier League Xilli Ciyaareed Kaanhace 3 días
Xiddigii hore ee Chelsea, Emmanuel Petit, ayaa sheegay in Manchester United iyo Liverpool ay “rajo laheen” xilli ciyaareedkan, isagoo aaminsan in labada kooxood…
-
6
Mourinho Oo Jawaab Lama Filaan Ah Ka Bixiyay Hadal Muran Dhaliyay Oo Uu Yamal Ka Yiri Abaalmarinta Ballon d’Or Ee Sannad Kaanhace 3 días
Tababaraha Real Madrid, Jose Mourinho, ayaa ka jawaabay hadalkii dhawaan uu Lamine Yamal ka yiri abaalmarinta Ballon d’Or. Yamal ayaa sheegay inuu isagu yahay c…
-
7
Scholes Oo Man United U Sheegay Waxa Ka Maqan Si Ay Koobab Ugu Guuleystaanhace 3 días
Halyeeygii hore ee Manchester United, Paul Scholes, ayaa shaki ka muujiyay in kooxda ay u tartami karto koobabka waaweyn iyadoo Senne Lammens yahay goolhayaha k…
-
8
Paul Merson Oo Ugu Dambeyntii Kashifay Labada Xiddig Ee Uu Aaminsan Yahay Inay Liverpool Ku Fashilmi Doonaanhace 3 días
Xiddigii hore ee Arsenal, Paul Merson, ayaa shaki ka muujiyay in Florian Wirtz uu ku guuleysan karo Liverpool. Liverpool ayaa xiddiga khadka dhexe ee reer Germa…
Preguntas frecuentes
-
Portal digital de noticias de Somalia Es un medio de Somalia.